VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurbo laysku guursado - Lyrics

Saxan saxa ku qaadiyo qadow laama doogloo qiyaas roob u helay iyo qalaw iyo war dheeriyoX2 Qal qalooc ka baxay iyo ubax qarba nooc yahy adaa qurux wax sii dheer qaaya dumarna igu filanX2 hayeeshee qarfahan jaan qurbo leysku guursado kugu qabaty, kugu qabty, kugu qabatay mooyee maaha midaad u qalanteeX2 Qorax qeybi hoyaatiyo wabigii qalaafiyo sida buur qadnoodiyo midab qaansa roobaad muuqiyo ilqabashada qurux waad ka sidataa qiimaha dadnimadana midi qaadataa tahyX2 Hayeeshee qarfahaan jaan Qurbo leysku guursado kugu qabaty, kugu qabaty. kugu qabaty mooyee maaha midaad u qalanteeX2 waa qaali sharaftuye qardho iyo hargeesiyo xamar qaararkiisaan qalcad kaaga dhisi lahaaX2 baledweyn qarkiisaan aroos kuugu qaban lahaa wabiyada qul qulayaa aan ku daawad siin lahaaX2 Hayeeshee qarfahaan jaan Qurbo leysku guursado kugu qabaty, kugu qabaty. kugu qabaty mooyee maaha midaad u qalanteeX2 Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --