VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rag iyo Dumar - Lyrics

rag iyo dumaroow ogoow riyada reer kuma dhismee run buu ku nagaanaya rafiiq buu doonayaa hadaan la is raali galin barwaaqaa raarantoo cishqugu wuu ragaadayaa jacaylkuna wuu ribaday ra,yigoo la is dhaafsadaa rasmiga lagu gaadhayaa markaasaa raaliyo iyo nin kuu calaf raaciyaa nolosha u riyaaqayaa markay talo raarantay rabaa lala kaashadaa dantoo la iska raaridaa samaha lagu raadiyaa rug iyo guri lagu dhisaa raxmaadku kusoo da,aa ramasku kusoo baxaa rucubta laga soo gurtaa rayn rayn lagu waarayaa raaxada loo wada jiraa markaasaa raaliyo iyo ninkuu calaf raaciyaa nolosha u riyaaqayaa
Queue is empty
-- / --