VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo baro Dalkeenii - Lyrics

Baxnaanada daryeelkiyo ileyn baradu waa dumar iladoon maqnen baan marwooy beerka laabtiyo kaa tabay bogeygeeX2 boholyowgi igu baday anigoo bad qaba iyo adoo buur kalgacal wada ku soo noqo bartaadii basan baasay awgaaX2 baraaraha dalxiiskiyo ileyn bilicdu waa shiikh beeraha wajaaliyo berbera iyo hargeysiyo soo baro dalkeeniiX2 burca waa dhul bilicloo boqorkow ugu deeqee soo booqa maalmo ku so noqo bartaadii basan baasay awgaaX2 Lyrics by Abdi Deeq
Queue is empty
-- / --