VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaalay Qalbigu - Lyrics

fadxiyay qalbigu kugu waalanyoo walaaleey qalbigu kugu waalanyee waxaad tahay midii waaxyaha jidhkiyo wadnahayga tiil wacaneey dartaa walaac baa idilo axdigaan wadnaa ila wayn aniga fadxiyaay wakhtigu way igu dheeryahoo naftaan waaniyaa waano kula faqaa waxaan doonayaa wehelkaygiyeey inaan wada jirnee wacaneey dartaa walaac baa idiloo axdigaan wadnaa igu wayn aniga
Queue is empty
-- / --