VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalad - Lyrics

dhalaaleey walaaleey dheeshaan joogniyo dhaclihiyo farxada mudaan dhawrayee axmadow aboowoow axdigaanu dhiganiyo arooska aan tumaynana adaa oofinaayee dhaaleey abaayooy dhexdaaadoon qabsadiyo dhabankaagoon dhunkada dharag way iigu filantee axmadow aboowoow awlaad baariyaaloo adi kuu eegbaan EEBE kaaga tuugaa dhalaaleey macaaneey dhuuxii naftaydaay waan ku dhawrayaayoo dhulka kuuma quudhee bal dhankaaga iga eeg axmadow aboowoow arinkaad tidhaahdaba waan adeecayaayoo hadaan oofinaaayaa waan dhamaynay hadalkii dheesha iyo sacabkee ducadaa inaga dhiman
Queue is empty
-- / --