VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaama aamin bixin - Lyrics

Aadmiga dhamaan Kaan aaminoo Sida kuu arkaan Kuu ilaalshadaa indheer garadoo Aragtidaadaan ku ildoogsadaa Uurkaad iga taal Kaama aaamin baxin sida ii ogaydaan Anna kuu sugaaa ilays daaranoo Aduunyada dhamaan nuur Soo ifayaaa kama oodi karo Ugaaskii ragoo Ifka inta ku nool Adaan kuu jeclahay Uurkaad iga taal Kaama aaamin baxin sida ii ogaydaan Anna kuu sugaaa Uurkaad iga taal Kaama aaamin baxin Sayeegiyoo kaama aamin baxin My love macaan kaama aamin bixin Nolashaydiyoo Kaama aamin baxin
Queue is empty
-- / --