VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacash - Lyrics

dhalaanka markaan ahaa nacaashkaan kula dheeli jiray jacaylkii iggu dhashaa dhamoow ila soo barbaaroo maantu kala dhunoo dhabtiii wali muu dhamaan adaa igu dheer runtii hadmaad igu soo dhawaan dhiigihiyo wadnuhu dhex jiifaa dhuuxiyo lafuhuu dhexx jiidhoo dhib baan aawadaa mutoo dheeftiyo dhaydii ka go,ay waxaan dhaho yaa arkay dhabuhuu maray yaa yaqaan dhulkuu tagay yaa i geeya anoo daal meel dhacay dhaguhu dhawaq bay maqlaan markaan dheehdoon dhugtana anaa iska dhaadhacshee ileen cirku iima dhawa dhiigihiyo wadnuhu dhex jiifaa dhuuxiyo lafuhuu dhexx jiidhoo dhib baan aawadaa mutoo dheeftiyo dhaydii ka go,ay
Queue is empty
-- / --