VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabsi - Lyrics

Aduunka tii aan ka Eegtee oo ishay Raacdayee aa tahaye Ogaw maku ilowaayiye Ilove ilove you adlee Aanku iraa abidkay X2 Amiirkii oo aa ilaah Kaa dhigayee umada Aa u arxantaa agtaa Jire xuman ma arkee X2 Ha ooyin uurkaa adkee Amoore iisoo ducee Insha allah arinteey Iisi aay noqohee x2 Xabsiga aad gashee Xaqiqa wa ka xumaade Xaakim ilaahaa idmee Xaalkaaga waa kuu Samaahaa maku xayir Maysidee xili dhow Waa kasoo baxee x2 Ha ooyin uurkaa adkee Amoore iisoo ducee Insha allah arinteey Iisi aay noqohee x2 Amiirkii oo aa ilaah Kaa dhigayee umada Aa u arxantaa agtaa Jire xuman ma arkee X2
Queue is empty
-- / --