VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anigu kaa haray hadeer - Lyrics

hir doogle anoo dhex jooga hoobaan kaligay guraaya ag jooga harooyin buuxa hamiga kaba jaray haweenka ma haybsho midaanan hayn hasaawe iyo hadal bilaaba ku habay hawraar jacayl hab siiyay anoo is moog hadaad ii aan arkooday hadal aan jirinbay ahayd hadaan horay kuu jeclaaday anigu kaa hadhay hadeer anoo kaligaa haween hablaba adiguun ku jecel naftaada inaan hantiyo u heelan hadiyo goor adaa hanqal taagayoo hab siiyay ruuxaan hadeer isagu kuu heelanayn naftaydu kuumay halayn
Queue is empty
-- / --