VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqaay - Lyrics

Daqriga tii daway Saay adigay dam Qaayee x2 Kuma dayn karaaye Xageen kaa dayaa X2 Deeqaay damac Wanaagey xageen Kaa dayaa x2 Dadkoo seexday Duhuroo dayaxaa Eegay dunidee x2 Kuma dayn karayee Xageen kaa dayaa Deeqaay damac Wanaageey xageen Dayaa x2
Queue is empty
-- / --