VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila nuuri caashaqa - Lyrics

Nimciyo wanaag Iyo nuur jacayl Nal ii iftiimaay Neecaw janadiyo Qurux noocyo badan iyo Nabaad soo baxaaye Niyadiyo adaa Nabdigiyo wadnaha Ka dhex nuurayee Aan lamaano noqonoo Nolol aan wadaagnee Ila nuuri caashaqa Naftaa kuu nugloo Niyadii ku raacdee Marna ha iga naaqusin Nacabkii inoo daran Iyo nabiibiyahaba Naxligiisho nama karo
Queue is empty
-- / --