VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tashi - Lyrics

jacayl taaba galoo tayo iyo awood laan kuu tusmaynayaa waa mid taariikh wacan loo sharaf wayn ku tolanoo tashi wanaaga weeyaan talaab wacan toosan weeyaan yubtii nolosheena weeyaan waa meel nimcadeena taaloo nabad iyo tigaadle weeyaan aynu wada tiigsane u toosoo toolmoonow qalbiga ku tabaye adna ii tudhuu caashaqa ila tukubi wiilyohow cishqi igu talaalmoo laabtay ku taxanbaan kuu tirinayaa adna taakulayn iyo tix galin iyo wanaagbaan toolmoon kaa sugayaa halyaygaan tiirsanaayoo ii kaalay aan tashanee adaan kugu taamayaaye talada aan wada lahaane tixdayda maqaloo i taageer wadnahaad ku taalaa sami iigu tali caashaqa ila tukubi
Queue is empty
-- / --