VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faryo qaali ahoo - Lyrics

qiimahooda la yaqaan Qof kaleedo lahaa Qaaci ka baxay Qaarka sare aadayaa Qarsami waaye Maxaan kuu qabtee Qurxoon badnee Qofba qaylo dhaantaa la yiraah Qayr iyo qasaaro Waxii kuu qoronaayaa\ Kula qeebsahaa Hadba qaarad Inkastoow qaligaan Isku qaab yahayo Iska qaylihaayo Qaar lee ka qoslaan Qorshahooda helaan Qaarkii helin waa qashucaan Qurxoon badnee Qofba qaylo dhaantaa la yiraah Qayr iyo qasaaro Waxii kuu qoronaayaa Kula qeebsahaa
Queue is empty
-- / --