VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaalka waa noo samaade - Lyrics

xaalka waa noo samade xaasidkee waa dhamaadee soo xarakoo soo xarakoo xayaariskaa laxiise weye xaasheediyaa lahayee sideen kuu xumeyn karaaye xishoo badaneey ambaadkaga soo xushmeye xoogii bixilaa xakaadee isla soo xaadiraayee xili dagaal ama qabyaalad in lasoo xadreeyee xaasheediyaa tahee seekuu xumayn karaayee xishood badaney amboodkaaga kuusoo xushmeeyaaye xishood badaneey
Queue is empty
-- / --