VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abshirey - Lyrics

arintii aan abaabulnayee orodkeed kujirayee ku AHaan kari waysayee afka waa iga oo uurka aan ka ooyee ala mii siraadee buurtaydiiyee abshireey waa ii ahaan doontaa amar waaye cajaaib lahee eberowday amuurtayee maba ii adkaanee ana waa amakaagayee eebe ii kaafee ala miisiraade amuurtaydiyee abshirey waa ii ahan doontaa arinkii aan abaabulnayee orodkeed kujiraa ii ahaan kari waysayee afka waa iga uune uurka aan ka ooyee ala mii siraadee amuurtaydiyeey absjhirey waa ii ahana doontaa
Queue is empty
-- / --