VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waahabeen - Lyrics

Halaq iyo abees inta habar dugaag Haybintada darteed hog maxaan ula seexday haraad Waa habeen cawaloo mar hadan Is haleelne wa hibo illaah Haweeno dhan taan ka doortay Iiga hiili hadimadii jacaylke hilibkaygiyo jiidhka halbawlaha Wadnaha hoyga tii ku lahaatay Cishqi taan u hayan u hiloobay
Queue is empty
-- / --