VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samri - Lyrics

adoo sadex lagugu qabo ganbana lagu saaaraybaa sinab kuu dayn karayn jacaylkaagaa sitoo sidiibaan wali ahoo samrina waayee ogow arooskaa saaka dhacay inuu saaciday waqtigu reer yaruu ka baxshaa sidaa goortaan maqlaa sara joogii ka dhacay su'aal iga raacdayoo siniba kuma dayn karee waxaan sugayaa waqtiga sayluhu ay ii curtaan ILAAHAY uu sakhiro adoo socda aan ku helo adoo sadex lagugu qabo ganbana lagu saaaraybaa sinab kuu dayn karayn sidii cilmiyoo kalaan jacaylkii igu sibxaday i saaqoo igu fidyoo qalbiga kama saari karo siduu ALLE kaa dhigee adoo sadex lagugu qabo ganbana lagu saaaraybaa sinab kuu dayn karayn jacaylkaagaa sitoo sidiibaan wali ahoo samrina waayee ogow arooskaa saaka dhacay inuu saaciday waqtigu reer yaruu ka baxshaa sidaa goortaan maqlaa sara joogii ka dhacay su'aal iga raacdayoo siniba kuma dayn karee waxaan sugayaa waqtiga sayluhu ay ii curtaan ILAAHAY uu sakhiro adoo socda aan ku helo adoo sadex lagugu qabo ganbana lagu saaaraybaa sinab kuu dayn karayn sidii cilmiyoo kalaan jacaylkii igu sibxaday i saaqoo igu fidyoo qalbiga kama saari karo siduu ALLE kaa dhigee
Queue is empty
-- / --