VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxey - Lyrics

Ma ogtahay ubaxeey Inaabtaay mudnaayoo Kala ooli maynee Ma ogtahay arwaaxay Ku abuuran meeloo Kala ambanba maynee Ma ogtahay ubaxeey Ana aawadaabaan La ilmaynayaaye Asliyeey ubaxeey Indhahayga deeqdaay Tii aan eeganaaye Ma ogtahay ugaadhoo Aqligoodu liitaa isa soo abaysee Ma ogtahay ardoogoo jir Mudo arki waayaa Jacayl loo ilmeeyaa
Queue is empty
-- / --