VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Facebook - Lyrics

waxan rabaa sawirkaa inaan arko baby soo gal gmail markad noqoto online baby kama baxo giibul foostan waxan kukulanay fta key muuqaalka ma arkin baby chatinka say you love me say need me si uu qalbigu iigu dago say soo noqo online markay tahay laba iyo badh soo dalbo kaamera maba rabo faysbook baby nuur kalarkana baraown codkana kkhafiif ha ahaado yaanu kusoo afjarin dhinacaaga ka xujee balantana adkee sida aniga camal jaceylkena adkee sida ani camal
Queue is empty
-- / --