VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adey Guusha Ku Go’da - Lyrics

Galeey meel gabiib ku Taal ninka goosahayee Gunti waa xertaa, Aday guusha kuu go,daa Gadaashaa la guurihaa Godkii aad I geysidaa Guri ii noqdaa Igaree gibilkeey gacal oo Gureyninaa yaalee Gabashoo gaduudataa iyaaa Lagu gartaye iney goorta gaarte Geesigii adoogeey gogashiisa Aadee kugu giiran maayee Garta waa gashaaye Igaree gibilkeey gacal oo Gureyninaa yaalee Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --