VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calafkeyga Ka Yeel - Lyrics

Cunta waa cuni waayay Cawadii hurdi waayay Ceelaan ku dhacee Ku cariirsamayee See ku ceeman karaayee Casiis wayno, iga caawi Cindigayga aan helee Calafkayga ka yeel ?? Sidii caadada ahayd Cishqi iyoo cabsi La calaalcalayee Caafimaad heli waayee Casiis wayno, iga caawi Cindigayga aan helee Calafkayga ka yeel Roob minaas da'iwaayee Coos soo dhalan maayee Laguma ceeshi karee Caradoo idilee Waa cadaab aduunkee Casiis wayno, iga caawi Cindigayga aan helee Calafkayga ka yeel
Queue is empty
-- / --