VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galladdii gashayaan - Lyrics

Nin galay god ku soo abuurtayee gu kusoo da'aayo waa goosan karaayee masoo gafee in la'iugaraabo aa gudboonee Galad ii dhashayaa gadaal uraacaayee gar ma igu ahee inaan ku gooyee Gooryaal badanaa guhaadsanaa oo guurguuranaayay gaarkaaga an waa ku soo go'ayeee iga daay gacantaada aan galayee Galad ii dhashayaa gadaal uraacaayee gar ma igu ahee inaan ku gooyee
Queue is empty
-- / --