VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intee aaday Ayaantaan - Lyrics

Hamigeeeyga aad ahayd Adigaa kaa aminee Axdigaa ma iloobinee I arwaaxi ha oyninee Intee aaday igaaryoo Adaan kuu imimidee Amaanaan heli waaye Adaan kuu imidee Intee aaday ayaantaan Adaan kuu imadee Amaanaan heli waaye Adaan kuu imidee Uurkayga arwaaxisoo Adigaa kuu oomanaa ma lagu ooday ayaamahaan Arageeda la waayayee Intee aaday igaaryoo Adaan kuu imimidee Amaanaan heli waaye Adaan kuu imidee Intee aaday ayaantaan Adaan kuu imadee Amaanaan heli waaye Adaan kuu imidee Duulaan garab kaa rabaa Garabkayga ku duubanee Dag dag igu diree duqoo hana daahinee soo dadaal Intee aaday igaaryoo Adaan kuu imimidee Amaanaan heli waaye Adaan kuu imidee Intee aaday ayaantaan Adaan kuu imadee Amaanaan heli waaye Adaan kuu imidee
Queue is empty
-- / --