VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida layli - Lyrics

labaan laab jacaylbaa laabtayda lulayoo la labaha kal gacalbaa igu laba lisaaye sida leeb la ganaayoo loo tuuray looliga la looyaamay caashaqa lamaanihii naftaydoow lahashada daraadaa habeenkii ma ladaayee laba labada iga daa lalaabkaca dareenbaa labxadayda lulayoo laqanyada xasuustaa igu laraya lurkee sida leeb la leeleendada laloo liicay erayada la luuf luufay waaaha
Queue is empty
-- / --