VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daadax - Lyrics

Hoqori kuuma sheegtee Hoqori kuuma sheegtee Nafuu la wataa tidhi 2× Dabax yaa yidhaahdoo Dabax yaa yidhaahdoo Qalbiga daawo uga dhiga Darmaanyahay nasiibkay 2× Deeqaha ilaahay Sida loo diirsado Naftu kuu dareentay Adiguna i daadihi 2× Sida geeda damaloo Sida geeda damaloo Dalsan iyo ku yaal hawd 2× Deegaan aanta meeshuna Deegaan aanta meeshuna Bixiyoo dareeniyo Meesha doogu simayay 2× Deeqaha ilaahay Sida loo diirsado Naftu kuu dareentay Adiguna i daadihi 2×
Queue is empty
-- / --