VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar lama amino - Lyrics

Ilayn dumar lama aamino Dookhaagii habeen qudha Dusha lagama saaroo Jacayl lama tutuurtee 2× Nin ruuxi ku aaminay Dabayl looma dhiga oo Nin ruuxi ku aaminay Dabayl looma dhiga oo Sidani waaba daaloo Balantaad cadaysee Sidaan damacsanaa Adaa dagee Ana doontay qeyray Adna dariiqu kuu furan Ana doontay qeyray Adna dariiqu kuu furan Hadii ay istoor tahaa Damac weeye aragoo Naftaa wey u daran yihiin Ilayn dookheena jacayl Hadii ay is doortaan Danin weeye adagoo Naftaa wey u daran yihiin Adna dooxan caashaqa Adigaa igu darayoo Adna dooxan caashaqa Adigaa igu darayoo Markuu daadku ila tagay Diba iima keeninee Jacaylkii dadnaa Adaa daadyee Ana doortay ragii Adna dariiqu kuu furan Ana doortay ragii Adna dariiqu kuu furan
Queue is empty
-- / --