VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gurxan - Lyrics

Ana waan gurxamayaa Sida aar gantaal qaba Meel uu gaadho waayaa Anad go,aankiisu rooraaye 2× Nafsi ha iga qaadanoo Calaf geedi weeyee Gabadhaan jeclaayeey Miyaad ii gargaarayn 2× Laba carladaa jecdel Oo kuu gar sheegtay Loguhu ma giijee Gogolbaa la geeyaa Ala gara qara waa garsooraaye 2× Nafsi ha iga qaadanoo Calaf geedi weeyee Caladaan jeclaayeey Miyaad ii karaameyn 2× Gabal dhacay waabari Guriga aad ku nooshahay Afariisa geesbaan Salaantayda geeyee Si aad gaclootee 2× Nafsi ha iga qaadanoo Calaf geedi weeyee Gabadhaan jeclaayeey Miyaad ii gargaarayn 3×
Queue is empty
-- / --