VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midig - Lyrics

Marwadii naftaydaay Kala maarmi maayee Muxibiyo wanaageey Gacalooy 2× Sidii mawjaduu i maquuriyeen Sidii mawjaduu i maquuriyeen Maayada kalgacal igu maaxayaan Ma malayn kartidee Maayada kalgacal igu maaxayaan Ma malayn kartidee 2× Injirtaydiibaad tahee Ila maamulo caashaqane 2× Sidaad iigu mudantahay Ama iigu marantahay Lama masali karaayee Gacalooy 2× Hadaan maalin qudha Kaa yara maqnayd Ama miridho qudha Kaa yara maqnayd Muhashada naftaa Kuu mililicdoo Kaama maarmasee Muhashada naftaa Kuu mililicdoo Kaama maarmasee 2×
Queue is empty
-- / --