VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 8 sano - Lyrics

jaceylkaan 8 sano sacabka utumaayiyo samaha daris daawado samaadan hawaawiya kan jeclaa sugaayiyo safarkii inakala diree sadex biloo hore samirkii aan ku joogiyiyo naftii aan sasabi jirey sifoo gaara iyo sandulihii arooskii qasab la igu suubiyey sidii aanan doonayiyo sababtii la igu geeyayiyo samir shaa duley soonoqodka wiilkiyo sadrigan ku haystiyo saaxibkey aan raadiyo suyaar kulantideenii sahaa sheekadii iyo dhufsane tadii diidey caashaqii anaa sahal xididada usii bayoo inkastoo oon wada sidoo siduu wiilku saayidey shucuurtaydiyoo gacan saydhidaydii caashaqii anaa sahal inkastoo aan wada sidoo hobeey hobeeya habeeyaa ana saani iima deynin xubigiisii aan sidee hobeeyaa
Queue is empty
-- / --