VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alahayoow - Lyrics

Alahayoow maxaan xalay Caashaq la xanuusaday Alahayoow maxaan xalay Caashaq la xanuusaday Ama maayad xoog liyo I xambaartay moojadee Ma xabad iigu xiitiyo Biyo xidhani soo maray 2× Oo xusuustiyo wanaagiyo Xilkay nabadu leedahay Nafta ku xiiji leelada 2× Adigaa xeerayee nafsiga Adigaa xeerayee nafsiga Ku lis xerada Xoorkiisa maa sheeg 2× Alahayoow maxaan xalay Xidigaha u fiirsaday Alahayoow maxaan xalay Xidigaha u fiirsaday Lama gooyo xeerkee Xaqa ugu dambee yidhi Maxaa se igu xeel dheer Ka xogaal waraystaa 2× Oo xusuustiyo wanaagiyo Xilkay nabadu leedahay Nafta ku xiiji leelada 2× Adigaa xeerayee nafsiga Adigaa xeerayee nafsiga Ku lis xerada Xoorkiisa maa sheeg 2× Xoorkiisa maa sheeg Xoorkiisa maa sheeg
Queue is empty
-- / --