VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allahayow maxaan xalay - Lyrics

allahayaw maxaan xalay caashaq laab xanuusaday ama maayad xoogliyo i xanbaartay mawjadi maxaa bad igu xiintiyo biyo xidhan isoo maray oo xusuustiyo wanaagiyo xilkay nabadu leedahay naftu ku xeji meel adag adigaa xeerayee nafsiga ku lis xerada xoorkiisa maashee allahayaw maxaan xalay xidigaha u fiirsaday lama gooyo xeerkee xaqa ugu danbee yidhi maxaase igu xeel dheer ku xogaal waraystaa
Queue is empty
-- / --