VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Filsan (Aroos) - Lyrics

farxadii arooskiyo fantasiyo ciyaaraha filkan loogu tala galay waa midaan filayno fagaaraha nakeenee filashada arooskan faqriyo dhibatiyo ka fogee allahayoow faataxan maraayoo faysal iyo fardawsiyo filsan iyo fardawsaan furihii janaad iyo fududee allahayoow
Queue is empty
-- / --