VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kaan ku diirsaday - Lyrics

Kaan ku diirsadee Naftu naftu doontayoow Kaan ku diirsadee Naftu naftu doontayoow Dahrigiyo qalbiga Adigaa ku daabacan Ku daabacan 2× Adna waxaan dareemaa Igu soo guuxaaya Macaanoow isku duubnideenii Daacad iil hadloo Dib u eega bal xaajada Waxaa diiday ii sheeg Aan kaa daaweeyoo Daba dheer ishiinee Waxaa diiday ii sheeg 2× Dadkaan kuu jecloo Ddokhaygaa ku raacee Dadkaan kuu jecloo Ddokhaygaa ku raacee Maxaad ila dirtay Macaanoow ku daaree Macaanoow ku daaree 2× Aaway hoy dulqaadkii Dibcigii wacnaayee Xageedii ragaba Kaaga doortee Daacad iil hadloo Dib u eega bal xaajada Waxaa diiday ii sheeg Aan kaa daaweeyoo Daba dheer ishiinee Waxaa diiday ii sheeg 2× Waxaa diiday ii sheeg Waxaa diiday ii sheeg
Queue is empty
-- / --