VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaa tahay - Lyrics

Halyaygii barbaartee Haybadiyo asluubtiyo Rabi hibada siiyee Sharaf lagu hagoojoo 2× Dhiigiyo dareenkaa I hogaaminaayoo Waxa aan ku hawl nahay Oo aan ku hawl nahay Helistaada helis Helistaada weeyee 2× Hankaygii ku siiyoo Isku kaa haleeyee Hankaygii ku siiyoo Isku kaa haleeyee Hoogo samirahoo Haraqaan ku saaree Afka soo dhe adiguu Afka soo dhe adiguna 2× Sidaa tahay haldhaa qoray Habso maanta muuqaa Marka aan ku halacsado Waan kuu hamuubaa 2× Hadimadi jacaylkaa Halis iga abaaroo Hubaashii naftaydaay Halyeeyoow naftaydaay Ku haybin haybin Ku hayhaybinaysee 2× Hankaygii ku siiyoo Isku kaa haleeyee Hankaygii ku siiyoo Isku kaa haleeyee Hoogo samirahoo Haraqaan ku saaree Afka soo dhe adiguu Afka soo dhe adiguna 2×
Queue is empty
-- / --