VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaqa dumarka - Lyrics

xiligu inuu xaaluf yahay xujooyinku badan yihiin xaqiiq waxa kuugu filan xaqii dumarkoo xaniban xubnahaa laga jabinaayaa hablaha waa la xoogayaa xeer kaa qabanaaya iyo mid kaa qabanaya maleh xantooda ragaan ogayn hadii la xasuusiyana xanaaqaa nagu xiree aduunkoow xaal nasi xanuun baan kasoo marnoo xuduntaa lagu abuuree xumaantana looma quudhee rageenaan xisaabtamayn xubnaha laga jabinaayaa hablaha waa la xoogayaa xeerkaa qabanaaya iyo cid loo xukamaayo ma leh xantooda ragaan ogayn hadii la xasuusiyana xanaaqa nagu xiriiree aduunkaw xaal nasii
Queue is empty
-- / --