VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xurmo - Lyrics

kuwaan xagaldaacinoo xad gudub ka dhawrtoo lagu xanto wanaag xeraday ku noolyihiin rabi lagu xasuusto loo soo xagaa tago mar hadii xalaashiyo xiisih jacaylkana xuduntiisii aasteen laba aan kala xumaan xaqa aan ka weecan xurmo iyo wanaag xaakim idinka yeel xigaashada dareenkaa dookhu soo xushaaba xarakaad siyaadhse xushmad weeyoi qaniyo xigtadiyo asxaabtuna way idin xaq dhawraan mar hadii xalaashiyo x xiisihi jacaylkana xuduntisii aasteen laba aan kala xumaan xaqa aan ka weecan xurmadiyo waanaag xaakim idinka yeel
Queue is empty
-- / --