VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qayrka la iga reebyay - Lyrics

qalbigeygaaa ololaayo qambanoo nafteydii maanta qiil uqaayo jacylbaa qunyar ii dhameeyoo qayr kay iga reebo dawo qaadan waayee iqabooji waayee quruxdiyo hanaankaad raga qaayo dheertoo qaabkaan eeganoo kadib waad iqaaadee jacelbaa unyar ii dhameyo qaxarigu abuuroo dawo qaadan waayo
Queue is empty
-- / --