VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhakafaar caashaq - Lyrics

aduunyada dhibteediyo dhalanteedka waayuhu ma dhamaado waligii waa dharaar habeen xigo dhimashadiyo dhalashadu waa labo is dhinac yaal shalay dhaanto mooyee maantay dhaaftay malaha hadalkii dhab loo yidhi dhuuxa waa la raaca beenta waa la dhaafaa runta lagama raystee dhibaatada jacaylkiyo dhakafaarka caashaqu ma dhamaado waligii dhalinyarada joogtana dhuuxiyo aqoontiyo dhismaheena weeyee dhedigiyo laboodkana rbibaa isku dherarshee
Queue is empty
-- / --