VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Haybadiyo muuqiyo Quruxdiyo hub qaad Kiyo hub sashada Talaabadab x2 Indha halalacdoda Afku hadalka daayoo Ku aaminay dhankage X2 Hoodiyo naaiibay Hodan raad barwaqa Hadii aadan ilaqaban Hodan aadan ilaqaban Halis waxan ugalayaa Hootadan jacaylkee Ani hirdamayee x2 Heemaalka guud iyo Hidihiyo asluubtiyo Hagoogtiyo xishodka X2 Dhabanada hilaacaa Igu habay kalgacaloo Hurdo seexan waayee X2 Hoodiyo naaiibay Hodan raad barwaqa Hadii aadan ilaqaban Hodan aadan ilaqaban Halis waxan ugalayaa Hootadan jacaylkee Ani hirdamayee X2
Queue is empty
-- / --