VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Labadhagax - Lyrics

Sida dhibicda roob Kiyo dhir magooshay Adigaa uga dhigan Naftaydee x2 Dhaban kaaga qurux- Diyo dheehiyo ilwaad Kaa dhowrsanay Ijiitee x2 Marwo dhaqasho Wacanoo aqalkaan Dhisaynana udub Dhexe u noqotaay Waligeed unoqotaa Ilaahay hakaa dhigo X2 Sidaad tahay dhalan Iyo ubad aan dhaloo Kalaa la igu kaa dhex Beeree x2 Raganimaad udhalatoo Habee iyo Dharaar baan Dhuuxa kugu jeclaystee X2 Mid idhaqan karaayoo Dhankuu iga xigaa dh- Axani iiga iman abid Ay iiga iman abid Ilaahay hakaa dhigo X2 Jacayl igu dhamaadaa Wadnahayga dhigatayo Iga raac xiskii adi X2 Wakhtiga iyo maalkiyo Dhamidii xiskaygu dhex Mushaaxayaayee x2 Marwo dhaqasho Wacanoo aqalkaan Dhisaynana udub Dhexe u noqotaay Waligeed unoqotaa Ilaahay hakaa dhigo X2 Dhabtii caashaq kulul Baad dhimirkiyo qalbi- Gaygaba ku dhirbaxday Adiguye x2 Dhiig wadayaashiyo Dhaman xididadiibu Ku dhex rooray aniguye Mid idhaqan karaayoo Dhankuu iga xigaa dh- Axani iiga iman abid Ay iiga iman abid Ilaahay hakaa dhigo X2
Queue is empty
-- / --