VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooda - Lyrics

Sida roob onkoday Ku reemoo dhulkii Lagu raayayee rays Iyo xoolaha caleenta Ridada kulaba rogmee X2 Ramad soo baxoo Rucubtiyo mirahaa Dhirtu raaran tahayee X2 Indhahana uroon Roodaay adaa runtii Iiga dhigane kuu riy- Aaqayoo jacayl baan Riyada kugu ramanay- Aayee x2 Rag horaa ku yiri Roob arooryo badan Oo raacin dibadeed Risiq aan qornay La isma raaciyeee Ruux lafuro matihide X2 Rajo lama dhigeee Nafta raali gali waad Ka raysaniyee x2 Marwo raaliyoo reer Lala dagoo rasmiyad Tahee kuu riyaaqayoo Jacayl baan riyada Kugu ramanayaaye X2
Queue is empty
-- / --