VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sofiya - Lyrics

sahwi iyo jacaylbaa igu maran sanado safkii ayadoo kale lama arag sidaad tahay suurad aad u qurux badan sooryayn kalgacalbaad simanaeey u sidataa cid ina kala tiraysaa safiyaay sideedaba ma joogtee suniyaasha wacanee sanqaroorka shuban ku samaysan meel wacan sadrigaad sareeya intaasoo is wada sudhan saluuglaay adigaa SAATIR uu ku siiyee
Queue is empty
-- / --