VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uu ugu tala galay sofia - Lyrics

sahwi iyo jacaylbaa igu madhan sanado safiyaay adigoo kale lama arag sidaad tahay suradaadu qurux badan soorayn kalgacalbaa simaneey u sidataa cidina kala tiraysaa safiyaay sideedaba ma joogtee suniyaasha wacanee sanqaroorka shubane ku samaysan meel wacan sadrigaa sareeya intaaso is wada sudhan saluuglaay adigaa saatir uu ku siiyee cidina kala tiraysaa safiyaay sideedaba ma joogtee
Queue is empty
-- / --