VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqal - Lyrics

dirirada sagaal iyo sarmawayday curatoo cirku sagal daruur iyo isa sudhay cad ceedii saxansaxa udgoon iyo subax raara roob da ay samiiraay aragtidaadan indhuhu kaa samrayno soo jiidanaaysaa sida sabi dhalaana saqda dhexe habeenkii suuradaada aniguna nafta ugu sasabayaa sidaa ceerigaabiyo suurad goonyaheediyo waqal soo dhawaad helay dhulkuna baad ku simanyohoo ay sidigta geeluna surimada caleenta le nirgaha isku seegeen selelaa dartaayoon sugayaa codkaagee
Queue is empty
-- / --