VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goee godobaa - Lyrics

Goee gardaraa la ii gaystay Goee godobaa la iga soo galayee Goee godobaa la ii gaystay Goee godobaa la iga soo galayee Go,doonaa la iga dhigee Godaa la igu soo ridaye Go,doonaa la iga dhigee Godaa la igu soo ridaye 2× Gurmayee gabartiinu Soo gudbayaa Gamuun laga gaasihaaye Gaarkay laga buubihaaye 2× Guuloow adaa Guuloow adigaa garsoore ahee Gargaar ii soo lahaawee Makasayninee meel ii dhigoo 2× Galabtaan fidsan Waayo garsheegta Galabtaan guuxeega La soo maqlayee 2× Golaa igu goobatayee Gogoshaydaa la igu gubayee Golaa igu goobatayee Gogoshaydaa la igu gubayee Galabtaan fidsan Waayo garsheegta Galabtaan guuxeega La soo maqlayee 2× Golaa igu goobatayee Gogoshaydaa la igu gubayee Golaa igu goobatayee Gogoshaydaa la igu gubayee Gardaraa ila soo gudboonaatay Gacalkayga loo gafaayee Garab beelay ani waa guhaadee 2× Guuloow adaa Guuloow adigaa garsoore ahee Gargaar ii soo lahaawee Makasayninee meel ii dhigoo 2×
Queue is empty
-- / --