VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasro - Lyrics

Naruuradii kalgaclkiyo Nasri eebe keenoo Neecaw udgoon badan Nasiibkaygii baa tahee 2× Naxariista eegmada Dhaayahayguna noqoshada Naxariista eegmada Dhaayahayguna noqoshada Manana aha ka aad noo dhibee Nuurkii indhahaygaay 2× Aniguna nasraay Ifka intaan ku noolahay Aniguna nasraay Ifka intaan ku noolahay Nacabkaa oon ahaadiyo Naxli ha iga filanin Nadrabiyo laabtiyo Nafta raaxadeedaay Niyo saafiya ahoo Oon naawilaayay ayaa tahee 2× Naxariista eegmada Dhaayahayguna noqoshada Naxariista eegmada Dhaayahayguna noqoshada Manana aha ka aad noo dhibee Nuurkii indhahaygaay 2× Aniguna nasraay Ifka intaan ku noolahay Aniguna nasraay Ifka intaan ku noolahay Nacabkaa oon ahaadiyo Naxli ha iga filanin Nacabkaa oon ahaadiyo Naxli ha iga filanin
Queue is empty
-- / --