VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruuneey - Lyrics

Ruunay haweenku Kuwana reebee Nariday weeyee X2 Ragaad waxaad tihiin Ragii nugleeyoo Dib noo ridaayee X2 Runtayda weeyoo Si aad ku roon tihiin Ruunay lawaa X2 Ragoow haweenku Waa raaxa dunidaa Rabi kuugu deeqee X2 Raga diidaayoo Ninkii furaaya Roonaan mashegtee X2 Runtayda weeyoo Ragow wax saarkii Idinkayska yeeshay X2 Ruunay wax yeeliyo Rafaad qarsooniyo Riyaad tihiin X2 Raxmad ninkii lee Idiin raaleeyaad Isku soo rogtaan X2 Runtayda weeyoo Si aad ku roon tihiin Ruunay lawaa X2 Ragow haweenku Rafaadin maayaan Ninkii raaleeyee Mid reer makaaboo Rug yeelan waayay Ka roorayaan X2 Runtayda weeyoo Ragow wax saarkii Idinkayska yeeshay X2
Queue is empty
-- / --