VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla Maanta - Lyrics

Alla maanta ayaanta iyo iida wanagsan ilaaheen na siiye isaga ku abaal leh Alla maanta iyo maanta si wanaagsan u ciida Calankeena iftiimay xidigta ku asteeysan ilaaheen na siiye isaga ku abaal leh Alla maanta iyo maanta si wanaagsan u ciida Arday joogta iskoolka odayaal talinaaya ilaaheen na siiye isaga ku abaal leh Alla maanta iyo maanta si wanaagsan u ciida Hadba kii arin keena kan kale aqbalaaya ilaaheen na siiye isaga ku abaal leh Alla maanta iyo maanta si wanaagsan u ciida Alla maanta ayaanta iyo iida wanagsan ilaaheen na siiye isaga ku abaal leh Alla maanta iyo maanta si wanaagsan u ciida
Queue is empty
-- / --