VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Barni mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamed S Tubeec
Barni

Billowgeenii hore iyo,
Ogow barashadeennii,
Barney waalidkaa baa,
Aqoon kugu barbaarshee,
Arooskeennii buuxiyo,
Misna beri-samaadkii,
Inaanan taada beeneyn,
Waan taan maray Billaahee,
Adna iga ma beydhine,
Waa taad *beer adeyg iyo,
Ballan qaadday sharaftee,
Ha barriiqan weligaa,
(huuno) kow dheh,
Beenalahana iska ogow,
(huuno)laba dheh,
Axdigana ha beeneyn.
****
Wadna baalashiisiyo,
Beerka xididdadiisiyo,
Boggaygiyo jirkaygiyo,
Nafta kala barkeedaay,
Haddaan beri ku moogahay,
Boholyow ma seexdoo,
Indhahaa i basaasee,
Inaad baaqday ii tahay,
Anna inaanan bukaan qabin,
Buurta igala culus tahay,
Birta igala adag tahay,
Ha barriiqan weligaa,
(huuno) kow dheh,
Beenalahana iska ogow,
(huuno) laba dheh,
Axdigana ha beylihin.

Lyrics by: Xasan Cabdi Xasan

codkii Mahamed S Tubeec