codkii Mahamed S Tubeec heesta Cimrigiiba Jaceyl   Dajiso 277.6K Keedka: >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Cimrigiiba Jaceyl lyrics

Cusayb maaha dadoow
cudurkaa Ihayoo
Ceebla waad maqasheen
Catarbaan ahayoo

Lyrics by Masuul.com

Cimrigiiba jacayl wuu
Cawaaqib xunyahay

Cishadaan arkaybaan
Caafimaad qabayoo
Cilmi waad maqasheen
Caylkii uu u noqdee

Cimrigiiba jacayl
wuu cawaaqib xunyee

Caashaq ruuxuu helee
kolay wuu Cadibmaa

Curyaamowday
Haduu cagaha
Xidh xidhee
Cimrigiiba jacayl
Wuu cawaaqib xunyee

Waa calaacal ileen
Cidhibtiisa danboo
Ciruunbaa udanbayn
Ruxii uu cuskadee

Cimrigiiba jacayl wuu
Cawaaqib xunyahay

Lyrics by Abdirrahman Ismail